DHAGEYSO:Guddoomiyaha Lamu oo ku baaqay in qaranka loo duceeyo

0
145

Barasaabka ismaamulka Lamu Issa Timamy ayaa madaxda diimeed ka codsaday in ay waddanka u duceeyaan.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in Kenya ay maraysa marxalad adag oo u baahan in lagu fududeeyo Alle bari si loo xalliyo caqabadaha jira.