Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee Israa’iil Yoav Gallant ayaa sheegay in tan iyo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore ay dileen boqolkiiba 60 ee xubnaha Xamaas oo uu ku tilmaamay dagaalyahaanno.
Tirada shacabka ee muddadan gudaheeda lagu dilay duqeymaha Israa’iil ee Qaza ayaa ah ugu yaraan 38,243 qof halka la dhaawacay 88,243 kale.