DHAGEYSO:Ganacsatada Kakamega oo baaq u diray madaxweynaha

0
320

Iyadoo ay weli socdaan dibadbaxyada looga soo horjeedo dowladda ee sababay dhimashada, dhaawacyada iyo burburinta hantida ayaa waxaa madaxweynaha dalka William Ruto baaq u diray ganacsatada ismaamulka Kakamega ee gobolka Galbeedka Kenya.
Waxay ka codsadeen inuu dhallinyarada kala hadlo tabashooyinkooda si looga gudbo xaaladda cakiran ee taagan.
Waxay hoosta ka xarriiqeen in dibadbaxyadii ismaamulkaasi ka dhacay shalay iyo maalmihii ka sii horreeyay inuu ka soo gaaray khasaare wayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here