DHAGEYSO:Shacabka iyo xildhibaanka Ceeldaas oo ku heshiiyay la dagaallanka maandooriyaha

0
170

Dadweynaha ku nool deegaan baarlamaneedka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer iyo xildhibaanka deegaankaasi laga soo doortay ayaa ku heshiiyay la dagaallanka balwadda.
Xildhibaanka Ceeldaas Aadan Keynaan Weheliye ayaa sidoo kale shacabka ku boorriyay in ay nabadgalyada ku dadaalaan isagoo faahfaahin ka bixiyay mashaariicda dhanka biyaha, waddooyinka, amniga iyo waxbarashada ee uu fulinaya.

Dadweynaha Ceeldaas ayaa dhankooda xildhibaanka uga mahadceliyay waxqabadkiisa.