Maalmo ka hor ayay ahayd markii culimada iyo barasaabka ismaamulka Mandera ay walaac ka muujiyeen daawooyinka la isku cayiliyo ee bulshada ku soo badanaya.
Dr.Xasan Cabdi Maxamad , guddoomiyihii hore ee ururka dhakhaatiirta dalka ee KMPDU laantiisa gobolka Waqooyi Bari kuna takhasusay la tacaalidda xanuunnada guud ayaa dadweynaha ku boorriyay in ay arrintan ka taxaddaraan iyagoo u daneynaya caafimaadkooda.
Waxaa uu shacabka kula taliyay in aynan iska isticmaalin daawo uunan dhakhtar u soo qorin.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Bulshada oo looga digay saameynta caafimaad ee daawooyinka la isku cayiliyo