Militariga Kuuriyada Koonfureed oo riday rasaas digniin ah

0
192

Saraakiisha difaaca ee dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa laga soo xigtay in ay rideen dhowr rasaas oo ay ku tilmaameen kuwo digniino diraya.
Tani ayaa timid ka dib markii qaar ka mid ah ciidamada Kuuriyada Waqooyi ay ka gudbeen xadka dalkaasi.
Tallaabadan ayaa lagu sheegay midii saddexaad ee uu qaaday militariga xukuumadda Pyongyang bishan gudaheeda.