Kooxda Xisbullah oo digniin adag u dirtay Israa’iil

0
312

Madaxa kooxda Xisbullah ee dalka Lebanon Xasan Nasrallah ayaa digniin adag u diray Israa’iil.
Waxaa uu ku hanjabay in ay ku qaadi doonaan dagaal aan lahayn xeerar iyo shuruudo la isku xakameynaya.
Arrintan ayuu tilmaamay in ay guda geli doonaan haddii ay Israa’iil ku duusho dalka Lubnaan.