5 qof oo lagu dilay Nuseirat

0
178

Weerarro ay Israa’iil ka gaysatay xerada qaxootiga ee Nuseirat ee Bartamaha Qaza ayaa waxaa lagu dilay 5 qof.
Waxaa halkaasi ku dhaawacmay 17 ruux oo dheeraad ah.
Weerarrada ayaa lala eegtay labo guri .
Dhanka kale , waxaa soo baxaya warbixinno ku aaddan in ciidamada militariga ee Israa’iil ay waxyaabaha qarxa u adeegsadeen in ay burburiyaan dhismooyin ku yaalla bartamaha magaalada Koonfureed ee Rafah ee dalka Falastiin.