Raila oo taageeray in dakhliga deegaannada lagu qaybsado tirada dadweynaha

0
348

Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya, Raila Odinga ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan soo jeedinta madaxweyne ku xigeenka wadanka Rigathi Gachagua ee ah in deegaan baarlamaneedyada miisaaniyadda loogu qaybiyo tirada codbixiyeyaasha ee halkaasi ka diiwaangashan.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in nidaamkan uu xaqiijinaya in dakhliga qaran si siman loo qaybsado.