DHAGEYSO:Mandera oo laga mamnuucay gaadiidka dadweynaha ee leh muraayadaha madow

0
286

Guddoomiyaha dowladda dhexe ku matalo ismaamulka Mandera iyo barasaabka dowlad deegaankaasi ayaa isku raacay in gebi ahaanba la mamnuuco baabuurta dadweynaha ee leh muraayadaha madowga ah.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.