DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo sheegay in aan loo dulqaadan doonin musuqa

0
238

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in maamulkiisa uunan marnaba u dulqaadan doonin falalka musuqmaasuqa ee lagu lunsado kheyraadka dadweynaha .
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in tallaabada habboon ee dhanka sharciga laga qaadi doona cid kasta oo ku tagriifasha raasimaalka qaran ee bulshada loogu adeego.
Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in ay doonayaan xoojinta midnimada iyo wadajirka kenyaanka si looga badbaado siyaasadda kala qaybsanaanta ku saleysan.