DHAGEYSO:Ku xigeenka barasaabka Wajeer oo sheegay in ay xoogga saarayaan arrimaha beeraha

0
231

Barasaab ku xigeenka ismaamulka Wajeer Axmad Muxumad ayaa sheegay in ay diiradda saari doonaan sidii loo kobcin lahaa wax soo saarka beeraha si beeralayda dowlad deegaankaasi ay uga macaashaan dadaalkooda.
Sidoo kale waxaa uu xusay in ay mudnaan siin doonaan xanaannada xoolaha iyagoo kaashanaya dowladda sare.