Spain oo aqoonsatay qarannimada Falastiin

0
317

Dowladda Spain ayaa si rasmi ah u aqoonsatay qarannimada Falastiin.
Waxaa go’aankan ansixiyay golaha wasiirrada ee dalkaasi sida uu sheegay afhayeen u hadlay dowladda Spain.
Waxaa uu qorshuhu yahay in dalalka Ireland iyo Norway ay iyagana maanta aqoonsadaan dowladnimada Falastiin.