DHAGEYSO:Arday ka qalin jabisay madarasada Al-Ictisaam ee Wajeer

0
410

Ugu yaraan 50 arday ayaa ka qalin jabiyay madarasada Al-Ictisaam ee ismaamulka Wajeer iyadoo culumadii iyo mas’uuliyiintii xafladda ka soo qayb galay ay ardayda kula dardaarmeen in ay sii wadaan barashada culuunta islaamiga ah.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo dhameystiran Wajeer ka soo diray.