DHAGEYSO:Wasiirka tacliinta ee Mandera oo daahfuray raashiinka ECDE-da

0
276

Wasiirka waxbarashada ee ismaamulka Mandera ayaa daahfuray Barnaamijka quudinta ardayda dhigta fasallada hoose ee ECDE.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.