DHAGEYSO:Dugsiga hoose dhexe Ainsworth ee xaafadda Islii oo la xiray

0
736

Waxaa lagu soo warramayaa in arday badan oo gaaraya 800 ay guryahooda dib loogu celiyay ka dib markii dugsigii ay dhiganayeen ee hoose dhexe ee Ainsworth ee xaafadda Islii ee deegaanka Kamukunji ee ismaamulka Nairobi ay buux dhaafeen daadadka ka dhashay roob habeen ka hor da’ay.
Dugsigan ayaa albaabada loo xiray, iyadoo waalidiinta qaar ay dhaliileen in dugsiga hoose dhexe ee Ainsworth ay mar walba saameyn ku yeeshaan daadadka.