DHAGEYSO:Xildhibaanka Koonfurta Wajeer oo dhagax dhigay dhismaha suuq cusub

0
278

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer Maxamad Caddow ayaa dhagax dhigay suuq cusub oo laga hirgelinaya magaalada Habaasweyne ee deegaankaasi wuxuuna warbaahinta u faahfaahiyay mashruucan.