KPLC oo shaacisay 9 ismaamul oo ay maanta koronto la’aan saameyn karto

0
439

Shirkadda korontada ee dalka ee Kenya Power ayaa sheegtay in 9 ka mid ah ismaamullada wadanka maanta laga dareemi doono cillad dhanka korontada ah.
Caqabaddan ayaa jiri doonto ilaa 5-ta galabnimo ee maanta.
Ismaamullada ay saameynaysa ayaa kala ah Nairobi, Uasin Gishu, Nandi, Siaya, Kisii, Nyeri, Kilifi, Lamu iyo Tana River.