DHAGEYSO:Shacabka Koonfurta Narok oo ka cabanaya waddo xumo

0
391

Dadweynaha ku nool tuulada Opukoti ee Koonfurta ismaamulka Narok ayaa dibadbax sameeyay.
Waxay cabasho ka muujinayaan waddada u dhexeysa Opukoti ilaa Ololulung’a oo aynan tayadeedu wanaagsanayn.
Shacabka ayaa dalbanaya in dowladdu ay oofiso ballanqaadkii ahaa in waddadaasi la dayactiri doono maadaama ay ku dhib qabaan isticmaalkeeda.