Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda waxbarashada ee dalka Dr. Belio Kipsang ayaa sheegay in daadadka ay saameeyeen 64 dugsi in kastoo ay hadda soo baxayaan warar sheegaya in ay biyaha roobabka saameeyeen ilaa 150 dugsiyo ah.
Hasa ahaate waxaa uu xusay in dib u furka dugsiyada laga baaran degaya si gaar ah gobollada ay daadadku saameeyeen.