Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Soomaaliya qorshaha dhowrista xaquuqda carruurta oo laga shirayo

DHAGEYSO:Soomaaliya qorshaha dhowrista xaquuqda carruurta oo laga shirayo

Faadumo Maxamad Cali Agaasimaha Waaxda Carruurta ee Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul insaanka Xukuumadfa Fedrraalka Soomaaliya ayaa faahfahain waxay ka bixisay shir la qorsheeyay inuu afar Cisho socdo oo looga hadlayo hormarinta iyo ilaalinta Xaquuqda Carruurta Soomaaliyeed.
Waxay sheegtay in burburkii dalka Soomaray ay sababtay dhibaatooyin dhinacyo badan ah taasoo keentay in Carruur badan ay dayacmeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments