Caalamka Maraykanka oo ka baaran degaya xayiraadaha ka dhanka ah Kuuriyada Waqooyi By star - April 17, 2024 0 235 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay ka baaran dagaysa siyaabo ay dabagal ugu sameyn karta xayiraadda ay saarto Kuuriyada Waqooyi. Waxaa si gaar ah loo eegaya barnaamijka Nukliyeerka ee xukuumadda Pyongyang.