Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Qaramada midoobay oo ka hadashay ciidamo looga dhaawacay Mali

Qaramada midoobay oo ka hadashay ciidamo looga dhaawacay Mali

Afhayeen u hadlay howlgalka nabad sugidda qaramada midoobay ee dalka Mali ayaa sheegay in weerar shalay ka dhacay wadankaas ay kaga dhaawacmeen saddex sarkaal.
Olivier Salgado oo ah afhayeenka howlgalka MINUSMA ayaa sheegay in gantaal lala dhacay saldhig ku yaalla waqooyiga Mali.
Saldhigga Tessalit waxaa ku sugan ciidamada Mali , kuwa Faransiiska iyo saraakiisha nabad sugidda ee qaramada midoobay.
Afhayeenka ayaa dhaawacyada ku tilmaamay kuwo culus.
Dalka Mali waxaa tan iyo kacdoonkii sanadkii 2012-kii ku dagaalamayay ciidamada dowladda oo garab ka helaya jimciyadda qurumaha ka dhexeysa iyo fallaago.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments