Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Militariga Chad oo diiday in uu la heshiiyo maleeshiyada wadankaas

Militariga Chad oo diiday in uu la heshiiyo maleeshiyada wadankaas

Golaha militariga ee maamulo dalka Chad ayaa sheegay in uusan wax heshiis ah la gelin doonin kooxaha fallaagada ee weerarada ka wado waqooyiga dalkaas.
Maalmo ka hor ayaa maleeshiyaadkan lagu eedeyay in ay dileen madaxweynihi Chad Idriss Deby.
Afhayeen u hadlay militariga oo lagu magacaabo Azem Bermandoa Agouna ayaa sheegay in aan la joogin xilligii lala xaajoon lahaa koox wadankaas laga mamnuucay.
Kooxdan loo yaqaano FACT ayaa 11-kii bishan billaabay in ay dalbadaan in la soo afjaro xukunka madaxweyne Deby ee 30 sano ka jiray Chad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments