Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Safiirkii Maraykanka ee Kenya oo is casilay

Safiirkii Maraykanka ee Kenya oo is casilay

Waxaa xilkii uu hayay iska casilay Kyle McCarter oo ahaa danjirihii Maraykanka ku matalayay dalkani Kenya.
Mas’uulkan ayaa xafiiska baneeyay maadaama 20-ka bishan lagu wado inuu talada Maraykanka wareejiyo Donald Trump .
Mr. Kyle ayaa sheegay in dowladda Kenya laga doonayo inaynan ku tiirsanaan deeqaha iyo deymaha shisheeye balse ay noqoto mid dhaqaale ahaan ay ka faa’iidaystaan wadamada gobolka.
2-dii bishii koowaad ee sanadkii 2019-kii ayay ahayd markii Kyle McCarter uu xilka uu hadda iska casilay kala wareegay Robert Frank Godec.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments