DHAGEYSO:Maalinta Qaaxada oo laga xusay Garissa

0
144

Munaasabad lagu xusayey maalinta qaaxada ayaa lagu qabtay magaalada Garissa waaxana ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada.
Bulshada ayaa lagu wacyigeliyay inay iska daaweeyaan xanuunka qaaxada.
Faadumo Deeqow oo ka tirsan hay’adda aan dowliga ahayn ee WOHED oo la hadashay idacaadda star fm ayaa dadka deegaanka ka codsatay in ay iska baaran xanuunka qaaxada si xilli hore loo daaweeyo haddii la ogaado inay qabaan cudurka TB-da.