Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweynihii hore Soomaaliya oo ka digay in dalka ay dhibato ka dhacdo

DHAGEYSO:Madaxweynihii hore Soomaaliya oo ka digay in dalka ay dhibato ka dhacdo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamad oo la hadlayay TV Soomaali Cable ayaa sheegay in xaaladda dalka Soomaaliya ay ula Muuqato Mid ku sii socota Meel halis badan.
Wuxuu ka digay waxa u u ku tilmaamay musiibo Qaran inay waddanka ka dhacdo hadii muddo Xileedka Hoggaanka dowladdu dhamaado ayadoona wax doorasho ah la Galin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments