Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dadka qabo xanuunada gaarka ah oo lagu boorriyay in ay ka taxadaraan...

DHAGEYSO:Dadka qabo xanuunada gaarka ah oo lagu boorriyay in ay ka taxadaraan cuntooyinka ay isticmalaan xilliga Ramadaan

Xilliyada soonka waxaa jira isbeddel dhanka cunnada ah tani oo sababta in dadka qaar ay daremaan calool xanuun iyo culeys saameyn ku yeesha qofka gaar ahaan shakhsiyaadka qabo xanuunada gaarka ah sida macaanka iyo dhiig karka.
Maxamad Baaruud Xuseen oo arrimahan ka waraystay khabiir caafimaad oo ku takhasusay caafimaadka bulshada iyo cudurrada guud ayaa warbixintan Dadaab ka soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments