Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo sheegay inaysan wax isdabamarin ogolaanayn

DHAGEYSO:Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo sheegay inaysan wax isdabamarin ogolaanayn

Kulan lagu daahfurayay Miisaaniyadda dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay ayaa Waxaa ka qayb galay Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda iyo kuwa Maxkamadaha waxeyna Hoosta ka xariiqeen inay ka wada shaqaynayaan sidii dhaqaalaha qaranka aysan Cid gaar ah uga Macashi lahayn.
Wasiirka Maaliyadda iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka ee goblka Banaadir ayaa waxay Balanqaadeen inay la dagaalamayaan waxkasta oo musuqmaasuq keenaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments