Maydka Kelvin Kiptum oo maanta la aasaya

0
199

Waxaa maanta la aasi doonaa maydka orodyahaankii geeriyooday Kelvin Kiptum.
Orodyahaanka oo horay ugu guulaystay tartanka adduunka ee World Marathon ayaa shil ku geeriyooday 11-kii bishan Labaad.
Waxaa uu qorshuhu yahay in aaska maydkiisa ay ka qayb galaan mas’uuliyiin ay ka mid yihiin madaxweynaha dalka William Ruto iyo madaxa cayaaraha orotanka ee adduunka Sebastian Coe.