DHAGEYSO:Maxaa sababay in qaybo ka mid ah magaalada Garissa ay biyo la’aan ka jirta?

0
270

Xiriiriyaha bulshada ee shirkadda biyaha iyo bullaacadaha ee magaalada Garissa ee Gawasco Cumar Cabdullaahi Nuur ayaa sheegay in cilad koronto la’aan ah ay sababtay in qaybo ka mid ah magaaladaasi ay biyo la’aan ka jirta.