Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Kenyaanka oo lagu boorriyay inay nabadda ku dadaalaan

Kenyaanka oo lagu boorriyay inay nabadda ku dadaalaan

Xarunta qaran ee qaabilsan la dagaallanka argagixisada ee NCTC ayaa dadweynaha ku boorrisay inay nabad galyada iyo wadajirka ku dadaalaan oo ay ka hor tagaan wax kasta oo wax u dhimaya xasilloonida.
Shacabka ayaa lagula taliyay inay ka qayb qaataan dadaallada xoojinta nabadda ee bulshada dhexdeeda si looga wada badbaado khatarta xagjirnimada rabshadeysan ee (VE).
Xarunta NCTC ayaa baaqan dirtay iyadoo shalay caalamka laga xusaya maalinta adduunka ee ka hor tagga xagjirnimada rabshadeysan iyo argagixisannimada.
Xaruntan ayaa sheegtay inay dhaqan gelinaysa istaraatiijiyad qaran oo ka dhan ah xagjirnimada tani oo dhamaan qaybaha bulshada looga qayb gelinaya cirib tirka dhibaatadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments