Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo booqday hooyo muddo cadaalad u raadinaysay wiilkeeda oo...

DHAGEYSO:Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo booqday hooyo muddo cadaalad u raadinaysay wiilkeeda oo xiran

Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/qadar Maxamed Nuur oo La kulmay hooyo u baahneyd in cadaalad uu helo wiilkeeda oo xiran muddo afar sano ah.
Wiilka ayay Hooyadaan sheegtay inuu ka mid ahaa Ciidamada dowladda kadib qorigii uu lunsaday sidaasna loo Xiray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments