Wararka Soomaaliya Xabsi yari ka jirta Soomaaliya By star - February 2, 2024 0 221 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur (Shuute)ayaa sheegay inay xabsi yari ka jirto Soomaaliya isagoo ku baaqay in caqabaddan wax laga qabto.