DHAGEYSO:Indhafiiq bilaash ah oo laga fuliyay Dadaab

0
183

Qaar ka mid ah dhallinyarada qurbajoogta soomaaliyeed ee horraan ka dhoofay xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa howlo qalliin indhafiiq oo lacag la’aan ah u samaysay 500 ka mid ah dadka aragga naafada ka ahaa ee ku nool xeryahaasi taasoo ay ka mahadceliyeen dadkii barnaamijkan ka faa’iiday.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.