Duqii hore ee deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa, Nuur Barre Cali ayaa dowladda ugu baaqay in ay dhakhaatiirta ku takhasusay daweeynta cudurrada saameeya xoolaha u dirto dowlad deegaankaasi si ay ula tacaalaan cudurro ay ka cabanayaan xoolo dhaqatada.




