DHAGEYSO:Mooshin xilka qaadis ah oo laga gudbiyay barasaabka Wajeer

0
787

Guddoomiyaha golaha hoose ee ismaamulka Wajeer Ibraahim Yaaquub ayaa sheegay in wakiillada dowlad deegaankaas ay maanta soo gudbiyeen mooshin ay ku doonayaan in xilka looga qaado barasaabka ismaamulkaas Maxamad Cabdi Maxamuud.