Wararka Kenya DHAGEYSO:Buug ku saabsan dhibaatada tahriibka oo lagu soo bandhigay Garissa By star - January 8, 2024 0 262 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa magaalada Garissa lagu soo bandhigay buug uu qoray wiil dhallinyaro ah oo ka soo jeedo dowlad deegaankaasi oo dhallinyarada looga wacyigelinaya tahriibka. Qoraaga buuggan ayaa warbaahinta Star u warramay. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/01/Khaalid-Cabdirisaaq-Garissa.mp3