DHAGEYSO:Ismaamulka Kwale oo qarashaadka dugsiyada sare ka bixinaya 3,000 oo arday ah

0
241

Guddoomiyaha ismaamulka Kwale Fatuma Maxamad Achani iyo ku xigeenkeeda Chirema Kombo ayaa daahfuray barnaamij waxbarashada looga bixinaya 3,000 oo arday oo dhigta dugsiyada sare ee dowlad deegaankaasi.
Waxaa deeqdan ku baxaysa 100 milyan oo shilin.
Barasaab ku xigeenka Kwale ayaa dhanka kale sheegay inay dhawaan daahfuri doonaan deeq loogu tala galay ardayda ku biiraya fasalka koowaad ee dugsiyada sare .