Wasiirka wasaaradda adeegga dadweynaha Moses Kuria ayaa sheegay in gudaha Kenya aan marnaba laga oggolaan karin in uu xiriir guur dhex maro dad isku jinsi ah.
Waxaa uu xusay in kenyaanka ay leeyihiin diimo iyo dhaqamo ay tixgeliyaan oo aan marnaba la faragelin karin.




