Golaha UNSC oo la filaya inuu maanta u codeeyo xabbad joojinta Qaza

0
269

Xubnaha golaha ammaanka ee qaramada midoobay ee (UNSC) ayaa lagu wadaa inay maanta u codeeyaan qaraar ku aaddan in xabbad joojin waarta ay ka dhaqan gasho Qaza.
Waxay doonayaan in militariga Israa’iil uu joojiyo duqeymaha uu halkaasi ka wado.
Codeyntan oo uu qorshuhu ahaa in shalay ay dhacdo ayaa dib loo dhigay.