Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku sugan Jabuuti

0
258

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jabuuti.
Waxaa uu halkaasi uga qayb galaya shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage.
Madasha ayaa sanadkan diiradda lagu saarayaa kobcinta dhaqanka nabadda Geeska .
Tani ayaa saameyn weyn ku leh guud ahaan bulshooyinka gobolka gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.