Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee Muhaajiriinta ayaa dowladda Soomaaliyeed waxaa ay sheegtay in dalka ay ku soo celisay muwaaadiniin ka badan 3kun.
Ergayga Madaxweynaha ee arrimaha Muhaajiriinta iyo caruurta Ambassador Maryam Yaasiin oo wareysi siisay talafishaanka qaraanka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in sii waadi donaan in dalka dib loogu soo celiyo muhajiriinta soomaaliyeed ee dalalka kala duwan ee dunida.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:DFS oo sheegtay in 3kun oo muhaajiriin soomaaliyeed dib loogu soo celiyaay...