Madaxweynaha oo ku dhawaaqay in ay xilal ka bannaan yihiin IEBC

0
675

Waxaa la guda galayaa buuxinta xilal dhowr ah oo ka bannaan guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka ka dib markii madaxweyne Uhuru Kenyatta uu si rasmi ah ugu dhawaaqay.
Mr. Kenyatta ayaa amar ku bixiyay in la shaqaaleysiiyo xubno beddelo 4 ka mid ahaa saraakiisha sar sare ee IEBC oo xafiiska baneeyay sanadkii 2018-kii.
Saraakiishan ayaa kala ah Roselyn Akombe, Paul Kurgat, Margaret Mwachanya iyo Consolata Maina