DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay maareynta hubka loo fasaxay

0
234

La taliyaha amniga qaranka dalka Soomaaliya Xuseen Macallin ayaa ka jawaabay su’aal ku sabsan in dowladda ay damaaanad qaadi karto in hubka ay soo iibsato uusan geli doonin gacanta qaba’ilaadka iyo kooxo ka dagalama wadankaasi