Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dowladda oo digniin ka soo saartay barnaamijyada maaliyadda ee khiyaanada ku saleysan

DHAGEYSO:Dowladda oo digniin ka soo saartay barnaamijyada maaliyadda ee khiyaanada ku saleysan

Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa shacabka iyo maalgashatada ajaaniibta ah ugu baaqay inay aad uga taxadaraan barnaamijyada maaliyadeed ee khiyaanada ku saleysan.
Xilli uu ku sugnaa magaalada Eldoret ee ismaamulka Uasin Gishu ayuu hoggaamiyaha labaad ee wadanka hoosta ka xarriiqay in aynan caqli gal ahayn inuu qof kaa dhaadhiciyo qorsho aad muddo kooban gudaheeda ku helaysa faa’iido dhaqaale oo labo jibbaar ah iyadoo aadan sameyn maalgashi caadi ah.
Waxaa uu sheegay in dowladdu aynan soo saari karin xeer arrinkan lagula tacaalaya balse ay wadaysa baaqyada iyo digniinnada joogtada ah ee ay kenyaanka u diraysa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments