Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio Raila Odinga ayaa dowladda dhexe ku dhaliilay qorsho lagu dumiyay guriyo ku yaalla xaafadda Milimani ee magaalada Kakamega.
Waxaa uu dadka ay arrintan saameysay ugu baaqay inay dacwad u gudbiyaan maxkamadda.