DHAGEYSO:Ardaygii ugu horreeyay natiijada KCPE-da ee Wajeer oo dareenkiisa muujiyay

0
162

Waxaa warbaahinta Star dareenkooda la wadaagay Axmad Issaaq Nuur oo ah arday natiijadii imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da ee shalay la shaaciyay ka soo hooyay buundo dhan 411 iyo waalidiintisa.