Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Bangiga adduunka oo shaaciyay amaahda uu Kenya siinaya 3 sano

Bangiga adduunka oo shaaciyay amaahda uu Kenya siinaya 3 sano

Bangiga adduunka ayaa shaaciyay inuu dowladda Kenya siinaya amaah lacageed oo dhan 12 bilyan oo doolar.
Lacagtan ayaa u dhiganta 1.8 Triliyoon oo shilin waxaana la filayaa in lagu bixiyo muddo saddex sano ah.
Bangiga adduunka qaybtiisa Kenya ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in amaahdan la bixin doono laga billaabo bisha Toddobaad ee sanadka 2024.
Bangiga ayaa tani ku tilmaamay mid Kenya ka caawin doonto in sanadka 2030-ka ay ku biirto dalalka uu dhaqaalahoodu yahay heerka dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments