Guddoomiyaha golaha suuqgeynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka gobolka Waqooyi Bari Dubat Cali Camey ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka ay daadku saameeyeen ee gobolka Waqooyi Bari.
Waxaa uu ka codsaday bulshada inay la shaqeeyaan madaxda oo aan lagu eedeyn dhibaatada ka taagan gobolka.